Waligaa 3 hasheegin

• Sadaqo aad bixisay ha sheegin

• Qof sirtiisa kugu aaminay ha sheegin

• Qof Muslim ah oo aad ceebihiisa aragtay ha sheegin


WALIGAA 3 KA FOGOW

• Inaad xumaan samayso ka fogow 

• Inaad xiriirka adiga allah adin dhexeeya aad goyso ka fogow

• Ina sifooyin xun xun lagugu tilmaamo ka fogow


WALIGAA 3 KU DADAAL

• Cibaadada iyo alle ka cabsiga ku dadaal

• Wanaag inaad samayso ku dadaal

• Inta aadan dhiman inaad wax hormarsato ku dadaal


WALIGAA 3 HA HILMAAMIN

• Qof ku caawiyay maalin kugu adkayd ha hilmaamin

• Waxa laguu abuuray iyo ujeedka nolosha ha hilmaamin

• Meesha aad ku danbaynaysana ha hilmaamin


WALIGAA 3 KU NOOLOW

• Sidii aad naftaada u daahirin lahayd u nolow

• Sidii aad jano ku heli lahayd u nolow

• Sidii aad rabigaa ku raali galin lahayd u nolow


WALIGAA 3 HARAACIN

• Saaxiib xun ha raacin

• Aduunyo iyo dhaldhalaalkeed ha raacin

• Damaca iyo naftaadana ha raacin