Isticmaalka cabitaanada warshadaysan waa waxa ugu badan ragga u keena in xiniinyuhu kala dheeraadan sida darteed hadii aastaamahan isku aragto ama infakshan kugu soo laalaabto jooji cabitaanada warshadaysan sidoo kale ragga aadka u isticmaala cabitaanada warshadaysan waxaa jilca xubinta taranka


2. Saddex iyo Toban Sano


Da'da ugu yar wiilashu isku arki karaan macdanta ragga waa marka wiilku gaaro 13 sano ilaa 17 sano. Hadii wiil saddex iyo toban sano ka yar lagu arko macdanta ragga cillad ayaa jirta waa in hoose loo baaro sidoo kale hadii wiil 17 sano jir gaaray aan lagu arkin macdanta ragga waa in laga baaro hormonada dumarka inay ku badan yihiin


3. Miskaha iyo Murqaha


Sababta ugu badan haweenka caruurta lagu qalo waa miskaha gabadha oo yar iyo murqaha caloosha oo dabacsan. Murqaha waxyaabaha dabciya waxaa ugu horeeya cunista waxyaabaha burka laga sameeyo


4. Cusbo iyo biyo diiran


Qaladka ugu wayn dumarka qaarkiis sameeyaan ayaa ah in cusbo iyo biyo diiran ku dhaqaan xubinta taranka sidoo kale inay lugaha fididyaan marka jamaaca dhamaado waa qalad kale ay sameeyaan dumarka sababtoo ah biyaha ayaa soo daadanaya uurna inay qaado ayaa adkanaysa


5. Xarig Boodka


Hadii aad tahay dadka ka xanuunsan kilyaha, ka sheegta infakshanka kaadi mareenka ama lagaa sheego dhagaxaanta kilyaha samee maalin kasta 30 ilaa 50 jimcisga loo yaqaano xarig boodka waa jimicsiga xariga la dhex mariyo lugaha marka qofku boodo. Jimcisga waa jimicisiga ugu ficn kilayha wuxuuna burburiyaa dhagaxaanta kilyaha ku samaysma